(Daawo Sawirro) Shariif Xasan & danjire Keating oo gaaray Kismaayo & qaban-qaabo halkaas ka socota

Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Somalia Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa saaka gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose. Shariif Xasan ayaa ku biiraya madaxda dowlad goboleedyada oo shalay halkaas wada gaaray si ay uga qeyb galaan shirka golaha iskaashiga dowlad goboleedyada oo maanta la filayo inuu Kismaayo ka furmo. Wararka ayaa sheegaya in Shariif Xasan … Continue reading (Daawo Sawirro) Shariif Xasan & danjire Keating oo gaaray Kismaayo & qaban-qaabo halkaas ka socota